Nasteho Qaran oo hawlo samafal u timid Australia

Nasteho.jpg

Nasteho Qaran oo booqatay Australia

Get the SBS Audio app

Other ways to listen

Nasteho Haji Nuur oo loo yaqaan Nasteho Qaran waa gabar jilaa ah oo ka qabqaadatay riwaayado wacyigalin ah hadase waxay Australia u timid arimo la xariira samafal lagu caawinayo dadka baahan ee soomaaliya.


Nasteho Qaran: howlaha samafalka

Share